Dowlada Soomaaliya oo shaacisay dad hor leh oo laga helay COVID-19

 Wasaaradda caafimaadka dalka ayaa xaqiijisay in 3 qof oo hor leh ay 24-kii saac ee lasoo dhaafay dalka ugu geeriyoodeen xanuunka COVID-19, laga diiwaan geliyay 44 xaalad oo cusub. Afar ruux ayaa ka bogsooday xanuunka. Afartan kamid ah xaaladaha cusub waxaa laga diiwaan geliyay gobalka Banaadir, 4ta kalana waxaa laga helay deegaannada dowlad gobaleedka Puntiland. … Continue reading Dowlada Soomaaliya oo shaacisay dad hor leh oo laga helay COVID-19